Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Qaybta Gargaarka Degdega Ah Ee Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa. By afgaab - November 22, 2015 0 423 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye ) ayaaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay qaybta gargaarka deg dega ah ee cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Like this:Like Loading… Related