Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Diyaarad Kuwa Dagaalka Ah Oo Laga Leeyahay Dalka Ruushka...

Halkan Ka Daawo: Diyaarad Kuwa Dagaalka Ah Oo Laga Leeyahay Dalka Ruushka Oo Ay Soo Rideen Ciidamada Milatariga Dalka Turkigu.

0
375

Turki(Xogsoormedia.com) Ciidamada Milatariga Dalka Turkiga Ayaa Soo Riday Diyaarad Dagaal oo uu leeyahay dalka Ruushku, ka dib markii ay ku soo xadgudubtay xuduuda dalka Turkiga sida ay sheegeen Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Turkigu.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here