Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Kula Qaatay Qasriga Madaxtooyad Masuuliyinta...

Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Kula Qaatay Qasriga Madaxtooyad Masuuliyinta Wasaarada Warfaafinta.

0
459

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo , ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta, oo uu horkacayo wasiirka warfaafintu Cabdilaahi Maxamad Daahir Cukuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here