Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Xughayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Oo Si Adag U...

Halkan Ka Daawo: Xughayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Oo Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Laba Suxufi Oo Ku Xidhan Magaalada Hargeysa.

0
455

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Yuusuf Keyse Cabdilaahi Xughayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag u canbaareeyay xadhiga lagula kacay laba wariye oo maalintii saddexaad si sharci daro ah ugu xidhan xarunta CID-da ee magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here