Saturday, July 11, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Chiniskii Buurta Siimoodi Ka Qodaayay Macdanta Oo Qashay Dameerihi...

Halkan Ka Daawo: Chiniskii Buurta Siimoodi Ka Qodaayay Macdanta Oo Qashay Dameerihi Dadka Deegaankaasi Lahaa.

0
344

Boorama(Xogsoormedia.com) Chief Caaqil Gaboobe Nuur Riiraash (Afqaloocshe) ahna caaqilka soo jeeda deegaanka Simoodi, ayaa sheegay in nimanka shinaha ah ee buurtan Siimoodi ujooga macdan qodista ay farabaas ku hayaan dameerihii ay lahaayeen dadka deegaanku.

waxaanu sheegay inay nimankani ay qalanayaan dameerahaas oo dadka deegaankan gaadiid u ahaa.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here