Hargeysa(Xogsoormedia.com) Mudane Maxamuud Cali Maxamad (Baadiye) oo ka mid ah aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Sanaag, ayaa ugu baaqay bulshadda ku dhaqan magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaan gobolka Sanaag, in ay u sare kacaan dhammaystirka dhismmaha jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo.
Oo uu sheegay inay soo gaadhay deegaanka Fadhigaab oo ka tirsan degmada Qorilugud
Halkan Hoose Kaga Bogo Muuqaalkaas Oo Dhamaystiran










