Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Xaglo-Toosiye  Cali Khaliif Waa Fulay, Colaaddana waxba kama taro

Halkan Ka Daawo: Xaglo-Toosiye  Cali Khaliif Waa Fulay, Colaaddana waxba kama taro

0
501

Buuhoodle(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland mudane Ciise Axmed Kaarshe Xaglatoosiye oo warbaahinta la hadlaayay ayaa sheegay in uu horjoogaha Khaatumo Cali Khaliif uu yahay fulay oo aanu colaadna waxba uga tareyn dadka walaalaha ah ee reer Buuuhoodle

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here