Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wasiir Warancadde Oo Ka Hadlay Taakulayn Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen La Gaadhsiinayo...

Wasiir Warancadde Oo Ka Hadlay Taakulayn Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen La Gaadhsiinayo Oo Ay Maanta Kala Hoggaaminayaan Isaga iyo Mdaxweyne ku-xigeenku

0
524

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde,ayaa sheegay gurmad taakulayn dhnka abaaraha ah oo ay maabta u  kala qaadayaan deegaano ay  abaartu halakaysay.

Waxaanu sheegay in ay gurmadka taakulaynta abaarta ee maanta dadaka la gaadhsiinayo in ay kala hoggaaminayaan Maxadweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo Wasiir Warancadde.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia.24@gmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here