Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Orod-yahano Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Ay Qoratay Dawlada...

Halkan Ka Daawo: Orod-yahano Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Ay Qoratay Dawlada Jabuuti

0
522

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xuseen Siciid Warsame tababaraha ciyaaraha fudud ee ciidanka booliska Jamhuuriyada Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlayay ayaa shaaca ka qaaday in dawlada Jabuuti ay qoratay laba ka mida orod yahanada qaranka Somaliland kana tirsan ciidanka booliska.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan 

Wariye: Khadar Maxamad Xaashi (Khadarhoryaal)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here