Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Waxaan Doonaynaa In Aynu Isku Kaashano Abaaraha Jira ALLENA Barino.” Madaxweyne Siilaanyo

“Waxaan Doonaynaa In Aynu Isku Kaashano Abaaraha Jira ALLENA Barino.” Madaxweyne Siilaanyo

0
383

Qunujeed(Xogsoormedia.com):- Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa socdaalka ay ku tageen gobolka Awdal,ayaa socdaal ku tegay degmada Qunujeed ee Gobolka Awdal.

Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo la hadlay dadweynaha abaartu ku dhufatay ee la isugu keenay oo uu gaadhsiiyay  raashin gurmad ah,waxaanu sheegay Madaxweyne Siilaanyo in aan dadka ku tabaaloobay abaaraha in aan waxba lagala hadhayn inta awoodi saamaxdo isla markaana ay caalamka ugu qaylo dhaan dirayaan.

hadaba halkan ka daawo kelmadda Madaxweyne Siilaanyo u jeediyay dadka ku jiray kaamka looga sameeyay Qunujeed.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here