Friday, July 10, 2026
Home Uncategorized “Aniga iyo Jamaal Hanaga Dhex Boxo Cali Guray Isaga Ayaa Isku Kaaya...

“Aniga iyo Jamaal Hanaga Dhex Boxo Cali Guray Isaga Ayaa Isku Kaaya Diyara,e” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

0
604

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng  Faysal Cali Waraabe,ayaa eedda khi;aafka isaga iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen dusha u saaray Guddoomiye Ku-xigeenkii uu sheegay in uu xilka ka qaaday ee Cali Guray oo uu ku eedeeyay in uu isagu isku diro oo uu midba war u sheego.

Waxaa kale oo uu Guddoomiye Faysal markii ugu horraysay caddeeyay in Kulmiye uu tartan ka dhexeeyo isla markaana UCID u taagan tahay in ay la tartanto asxaabta kale ,waxaanu intaa ku daray in Jamaal Xisbiga wax gashaday oo uu xaqw u leeyahay in uu tartamo iyo in uu doodaba waxaanu Cali Guray si cad ugu sheegay in uu ka dhex boxo arrimaha UCID.

hadaba  halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here