Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Madaxweyne Obama Oo Ku Baaqay In UK Ay Ka...

Halkan Ka Daawo: Madaxweyne Obama Oo Ku Baaqay In UK Ay Ka Sii Mid Ahaato EU-da

0
443

Britian(Xogsoormedia.com) Madaxweyne Obama oo ay u bilaabantay booqasho uu ku tagay Britain, ayaa ku celiyay inuu taageersanyahay in dalku ka sii mid ahaado Midowga Yurub, codbixinta arrintan loo qaadayo ayaa dhici doonta bisha June ee soo socota.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here