Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Dadweynaha Degmada Yeyle Oo Soo Dhaweeyay Xafiis Cusub Oo Uu...

Daawo Dadweynaha Degmada Yeyle Oo Soo Dhaweeyay Xafiis Cusub Oo Uu Ka Furtay Xisbiga WADDANI Iyo Masuuliyiinta Ka Hadlay

0
435

Yayle(Xogsoormedia.com):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa degmo cusub ka furtay degmada Yeyle ee Gobolka Buuhoodle. xafiiska cusub ee Xisbiga WADDANI uu ka furtay degmada Yeyle ee Gobolka Buuhoodle,ayay dadweynaha degmadaasi aad u soo dhaweeyeen isla markaana ay caddeeyeen in ay taageersan yihiin Xisbiga WADDANI.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gamil.com

abfagaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland