Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wasiirka Caafimaadka Oo Furay Qayb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyya Cisbitaalka Guud...

Wasiirka Caafimaadka Oo Furay Qayb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyya Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa

0
450

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleeaan Ciise (Xaglotoosiye)ayaa furay qayb cusub oo lagu soo kordhiyay Cisbitaalka guud ee Hargeysa.

qaybta cusub ee lagu soo kordhiyay cisbitaalka guud ee Hargeysa oo ah qaybta Indha ayaa noqonaysa in ay markii ugu horraysay iyadoo qalabysan ay shaqada toos u bilawdo.

hadaba halkan ka daawo

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Hargeisa Somaliland