Buuhoodle(Xogsoormedia.com):- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo ah hoggaamiyaha kooxda la baxday Khaatumo oo fadhigoodu uu yahay Magaalada Buuhoodle,ayaa markii ugu horraysay caddeeyay in kooxdiisa iyo Somaliland ay u furmeen wada hadalo bilaw ah.
waxaanu sheegay in dadka Somaliland iyo ka Khaatumo in ay wax badan wadaagaan isla markaana dano badani ay ka dhexeeyaan wada hadalkuna uu yahay mid bilaw ah oo uu sheegay in uu jawi wanaagsan ku bilaabmay siina socon doono.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland










