Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Shil Baabuur Oo Qasaare Dhimashiyo Dhaawacba Sababay Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag

Shil Baabuur Oo Qasaare Dhimashiyo Dhaawacba Sababay Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag

0
518

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com):- Halkan ka daawo Shil gaadhi oo ka dhacay gobolka Sanaag oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac

Shilka gaadhi ayaa dadkii ku dhintay iyo dhaawacyadaba la geeyay cisbitaalka guud ee Ceerigaabo.