Saturday, July 11, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxdhaqameedka Deegaanka Dayaxa Oo Beeniyay In Warar Sheegayay In Koox Dablay Ahi...

Madaxdhaqameedka Deegaanka Dayaxa Oo Beeniyay In Warar Sheegayay In Koox Dablay Ahi Ay Qabsatay Dugsiga Taariikhiga ah Ee Dayaxa

0
457

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Salaadiinta,Cuqaasha,waxgaradka,odayaasha iyo bulshada  deegaanka Dayaxa ayaa maanta ka hadlay warar sheegaya in laysku haysto dugsiga caanka ah ee Dayaxa,waxaanau waxba kama jiaan ku sheegeen warar sheegayay in koox dablay ahi ay qabsatay Dugsiga caanka ah ee Dayaxa

Hadaba halkan ka daawo.