Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Ciidanka Booliska Somaliland ee Caasimadda Hargeysa,ayaa heegan buuxa la galiyay caawa iyadoo ay guud ahaan ciidanka Boolisku baadhayeen gaadiidka kala duwan ee dhex socda Caasimadda Hargeysa.
Taliyaha Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo ka hadlay heeganka la galiyay booliska Caasimadda Hargeysa ayaa sheegay in ay ka mid tahay waajibaadka Booliska isla markaana ay nabad gelyada adkaynayaaan.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland










