Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Hees Cusub Oo Ay Soo Qaaday Fannaanada Yurub Geenyo

Daawo Hees Cusub Oo Ay Soo Qaaday Fannaanada Yurub Geenyo

0
658

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Fannaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo looga bartay soo saarista Heeso jacayl iyo waddaniba leh oo ay aad u jeclaystaan dhegaystaasheedu ayaa soo qaaday hees cusub oo ay hadda soo saartay hadaba daawasho wacan Yurub Geenyo iyo Heesta Tashuush