Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Puntland Iyo Galmudug Oo Maanta Mar Kale Ku Dagaalamay Gaalkacyo Iyo...

Puntland Iyo Galmudug Oo Maanta Mar Kale Ku Dagaalamay Gaalkacyo Iyo Eedayn Dhinacyadu Isu Jeediyeen

0
381

Gaalkacyo(Xogsoormedia.com):-Daagaal keenay qasaare dhimasho iyo Dhaawac,ayaa maanta mar kale ka qarxay magaalada Gaalkacyo isla markaana ku dhex maray Maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug,ayaa sababay dhimadhada iyo dhaawac tiro badan.

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa midba ka kale ku eedeeyay in uu masuul ka yahay dagaalka mar kale maanta ka qarxay gudaha magaalada gaalkacyo.

Hadaba  halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland