Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxwaynaha JSl ayaa Burco kula Kulmay Gudida Abaraha Togdheer Iyo warbixintii Abaarta...

Madaxwaynaha JSl ayaa Burco kula Kulmay Gudida Abaraha Togdheer Iyo warbixintii Abaarta Gobolada Bari

0
479

Burco(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa kulan la qaatay gudiga abaaraha gobolka Togdheer kala waraystay xaalada  guud ee abaarta gobolka ka jirta iyo  heerka ay gaadhsiisan tahay

 

Hadaba halkan ka daawo.