Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Degmada Xuddun

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Degmada Xuddun

0
561

Taleex(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti  balaadhan oo uu hoggaaminayo oo ku gudo jira socdaalka gurmadka iyo samato bixinta dadka abaaruhu ku dhufteen ee gobolada bariga Somaliland,ayaa gaadhay degmada Xuddun ee gobolka Sool.

Hadaba halkan ka daawo.