Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda ku Eedeeyay Qodobo Dhawr...

Daawo Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda ku Eedeeyay Qodobo Dhawr ah

0
491

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xoghayahay guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde,ayaa Xukuumadda ku eedeeyay qodobo dhawr ah oo ay ka id yihiin in masuuliyiin dawladda ka tirsani ay u dhaqaaqeen in ay ka mid noqdaan Dawladda Soomaaliya.

Hadaba halkan ka daawo.