Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo:Muuqaalo La Yaab Leh iyo Astaamo ku Duugan Lacagta Dollarka Maraykanka

Daawo:Muuqaalo La Yaab Leh iyo Astaamo ku Duugan Lacagta Dollarka Maraykanka

0
597

Hareysa(Xogsoormedia.com):- Lacagta Dollarka Maraykanka ayay ku duugan yihiin dhacdooyin iyo sawirro layaab leh oo kala duwan,kuwaasoo qaarkood ay muujinayaan waxyaabo dhacay oo dunida soo maray,laka kuwo kalena ay yihiin waxyaabo aan dhicin sawiradood.

Haddaba ka bogo oo daawo dhacdooyinka la yaabka leh ee ku duugan sawirada iyo muuqaalada ka dhex muuqda lacagta Dollarka Maraykanka ee waraaqda ah.