Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Abaarta Ka Taagan Gobolka Sanaag Oo Meel Adag Maraysa Iyo Afhayeenka...

Daawo Abaarta Ka Taagan Gobolka Sanaag Oo Meel Adag Maraysa Iyo Afhayeenka Gudida Abaaraha Gobolka Sanaag Oo Ka Dayriyey Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaanada Gobolka Sanaag

0
515

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com):- Xaaladda abaarta ka jirtagobolada Somaliland,ayaa meel adag maraysa. gudidda abaaraha gobolka Sanaag ayaa mar kale qaylo dhaan   abaareed ka soo saaray halka ay xaaladdu marayso iyo halista ay ku sugan yihiin dadka reer guuraaga ah ee deegaaanada gobolka  Sanaag.