Friday, October 23, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Abwaanno ka Hadlay Xaaladda Dalku Marayo iyo Loolanka Asxaabta

Abwaanno ka Hadlay Xaaladda Dalku Marayo iyo Loolanka Asxaabta

0
533

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-  Abwaanada Somaliland oo  ka hadlay xaaladda dalku marayo iyo loolanka asxaabta kana digay in xilligan doorasho loo faadumaysto oo cod laga doono xilligan dadka oo  abaaro halakeeyeen una baahan in loo gurmado.

Hadaba halkan ka daawo.