Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka Hadlay Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Gudiga...

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka Hadlay Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Gudiga Doorashooyinka

0
476

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,ayaa ka  hadlay arrimaha Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo aaladda abaaraha ee dalka ka jira.

Suldaanku waxaa uu eedayn u jeediyay Gudiga Dooashooyinka oo uu saluug ka muujiyay sida ay wax u wadaan.

Haddaba halkan ka daawo.