Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Dadkaa Codka Bixiya ee Dhulku ma Bixiyo” Guddoomiyaha Guurtida

“Dadkaa Codka Bixiya ee Dhulku ma Bixiyo” Guddoomiyaha Guurtida

0
500

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay in dalka abaar baahsani ay ka jirto oo dadkiina uu baro kacay,waxaanu tilmaamay in loo baahan yahay intaan doorasho qabsoomin in loo baahan yahay in dadku halkoodii ay ku soo noqdaan oo ay abaarta ka soo doogaan.

Haddaba halkan ka daawo