Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Golaha Wasiiradda Somaliland oo Shir Deg deg ah ku Ansixiyay Tallaabooyin Wax...

Golaha Wasiiradda Somaliland oo Shir Deg deg ah ku Ansixiyay Tallaabooyin Wax Lagaga Qabanayo Sicirbararka

0
609

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Golaha Wasiiradda Somaliland ayaa shir deg deg ah oo ay saaka yeesheen waxay ku meel mariyen isla markaana ku ansixiyeen tallaabooyi  wax lagaga qabanayo Sicirbararka dalka ka jira oo gaadhay halkii ugu sarraysay

Haddaba halkan hoose ka daawo.