Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wasiirka Waxbarashada oo Hor Tegay Golaha Guurtida kana War-bixiyay Shaqada Wasaaraddiisu Qaranka...

Wasiirka Waxbarashada oo Hor Tegay Golaha Guurtida kana War-bixiyay Shaqada Wasaaraddiisu Qaranka u Hayso

0
583

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habane,ayaa hor tegay golaha Guurtida Somaliland kana xog waramay shaqada tacliinta ee ay qaranka u hayso wasaaraddiisu iyo hawlaha u qabsoomay.

Haddaba halkan ka daawo.

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com24@gmail.com

 Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland