Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Urur Goboleedka IGAD oo Smaliland ku Wareejisay Lacag Loogu Talo Galay Gurmadka...

Urur Goboleedka IGAD oo Smaliland ku Wareejisay Lacag Loogu Talo Galay Gurmadka Abaaraha

0
452

Jabuuti(Xogsoormedia.com):- Urur goboleedka dalalka Bariga Afrika ku bohoobeen ee IGAD,ayaa gudiga gurmadka abaaraha  heer qaran  ee Somaliland ku wareejiyay lacag IGAD ay kaga qayb qaadanayso taakulaynta dadka abaaruhu ku habsadeen