Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Kuwait oo Diyaarad Muwaaninooyin Sidda Soo Gaadhsiisay Somaliand

Kuwait oo Diyaarad Muwaaninooyin Sidda Soo Gaadhsiisay Somaliand

0
554

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Waxa maanta magaalada Berbera soo cago dhigatay diyaaradd siday deeq mucaawimo ah oo loogu talo galay gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaanada gobolada dalka,waxaana ay diyaaraddani kasoo kicitintay dalka Kuwayd.