Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Heerka Ay Marayso Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta...

Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Heerka Ay Marayso Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Gobolka Saaxil Iyo Xog Waranka Dadka Abaaruhu Halakeeyeen

0
646

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Saaxil ayaa meel adag maraysa,waxaana dadka abaaruhu caydheeyeen ay ka xog warameen xaaladooda nololeed iyaga oo sidoo kalena baaq u direy xukuumadda Somaliland iyo guddiga Abaaraha Heer Qaran.

Haddaba halkan  hoose ka daawo