Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo: Kulankii Waftiga Somaliland Iyo Wasiirka Madaxtooyada UAE

Daawo: Kulankii Waftiga Somaliland Iyo Wasiirka Madaxtooyada UAE

0
480

Dubai(Xogsoormedia.com):- Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil oo socdaal shaqo ku jooga dalka Imaaraadka Carabta,ayaa kulamo la yeeshay madaxda dalka Imaaraadka Carabta.

Waxaanay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo weftigiisu la kulmeen masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Madaxtooyada Dalka UAE.Waxaana Weftiga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland uu hoggaamiyo dalka Imaaraadka loogu soo dhaweeyay si wayn oo meeqaam sare oo dublamaasiyadeed leh,taasoo muujinaysa xidhiidhka Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu heerka uu gaadhsiisan yahay.

Haddaba halkan ka daawo.