Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xidigaha Geeska oo Kooxda ka Saaray Yurub Geenyo iyo Jawaabta Fannaanadu Ka...

Xidigaha Geeska oo Kooxda ka Saaray Yurub Geenyo iyo Jawaabta Fannaanadu Ka Bixisay

0
525

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Kooxda fanka ee Xidigaha Geeska ayaa sheegay in ay kooxda ka saareen oo ay waayeen xubinnimadii kooxda afar fannaan oo hore ooxda uga tirsanaa.

Fannaaniinta kooxda laga saaray ayaa ala ah Yurub Geenyo,Hodan Cabdiraxmaan iyo Nimcaan Hillaac iyo