Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Hargaysa:-Askar Xilli Habeenimo Ah Gurigiisa ugu Daatay Mas’uul Ka Tirsan WADDANI iyo...

Hargaysa:-Askar Xilli Habeenimo Ah Gurigiisa ugu Daatay Mas’uul Ka Tirsan WADDANI iyo Qoyskiisa oo ka Warramay Argagixii ku Dhacay

0
530

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-masuul sare oo ka tirsan xisbiga Muaaridka ah ee WADDANI oo xalay ciidanka boolisku gurigiisa ugu dheceen,ayaa ka hadlay qaab anshaxa ka  baxsan oo ciidanka boolisku ula dhaqmeen iyo argagax ku dhacay guud ahaan qoyskiisa oo xalay ay ciidanka boolisku markii ay guriga ugu daateen argagax galiyeen.

Haddaba dalkan ka daawo.