Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer ku Soo Maray Taliska Ciidanka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer ku Soo Maray Taliska Ciidanka Somaliland

0
525

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa kor meer ku soo sameeyay taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland.

Waxaa kale oo uu Madaxweynaha Somaliland kormeerkiisa ku soo maray xarunta taliska ciidanka birmadka iyo dhismaha laga wado xarunta dhismaha taliska guud ee booliiska oo hadda gacanta lagu hayo.

Haddaba halkan ka daawo.