Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa saaka ka qayn galay aaska jinaad lagi sagootiyay Marxuun Cabdikariin Xaashi Climo Agaasimihii guud ee Wasaaradda Gaashaanshigga Somaliland oo ku geeriyooday dalka Hindiya.
Madaxweyne Siilaanyo,ayaa ka warramay taariikhda Marxuumka iyo sidii uu uga soo qayb qaatay halgankii dib u xoraynta Somaliland iyo kaalinta uu kaga jiray dib u dhiska dalka,waxaanu Madaxweynuhu tacsi u diray guud ahaan qaranka Somaliland ee uu ka baxay gaar ahaan ehelkii qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay.
Haddaba halkan ka daawo.










