Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxda Xisbiga WADDANI oo ka Hadlay Masuuliyiin Xisbigooda ah oo La Xidhay

Madaxda Xisbiga WADDANI oo ka Hadlay Masuuliyiin Xisbigooda ah oo La Xidhay

0
416

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxda Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa ka hadlay masuuliyiin Xisbiga WADDANI ah oo lagu xidhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Waxaanay Madaxda Xisbigu sheegeen in madaxda Xisbigood ah ee la xidhay in ay ku xidhan yihiin sharci darro isla markaana  la xidhay iyagoo shaqadoodii Xisbinimo gudanaya.

Haddaba halkan ka daawo.