Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Suuqyada Hargeysa iyo Berbera oo Galinkii Hore ee Saaka Xidhnaa iyo Ganacsato...

Suuqyada Hargeysa iyo Berbera oo Galinkii Hore ee Saaka Xidhnaa iyo Ganacsato Ka Hadashay Halista Sicir Bararka

0
437

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Qaar   ka mid ah suuqyada waawayn ee Caasimadda Hargeysa iyo Berbera,ayaa saaka loo xidhay sababo la xidhiidha sicir bararka  iyo qiimaha  lacagaha Dollarka oo cirka isku shareeray.

Muddooyinkii u dambeeyay waxaa marka marka ka dmbaysa kor u sii kacayay qiimaha dollarka waxaana hoos u dhac badani uu ku yimi shillinka Somaliland.

Haddaba halkan ka dawo qaar ka mid ah ganacsatada Suuqa Gobanimo ee Hargeysa oo ka hadlay sababta ay saaka  u shaqayn waayeen.