Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xubno Qurba-joog ah oo Farriin u Diray Wasiirka Waxbarashada

Xubno Qurba-joog ah oo Farriin u Diray Wasiirka Waxbarashada

0
475

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xubno ka mid ah Qurba joogga reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa farriin u diray Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habbane.

Haddaba halkan ka daawo Farriinta qurba-jooggu u direen Wasiir Cabdilaahi Dheere