Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xaaladda Abaarta Xeebaha Gobolka Saaxil oo Meel Halis ah Maraysa iyo Duruufo...

Xaaladda Abaarta Xeebaha Gobolka Saaxil oo Meel Halis ah Maraysa iyo Duruufo Adag oo ay Dadka Deegaanadaasi ku Noolyihiin Xilligan

0
519

Berbera(Xogsoormedia.com):- iyadoo ay guud ahaan Deegaanada Somaliland iyo Soomaaliyaba ay ka jirto abaar aad u baahsan oo taabatay nolosha dad iyo duunyo,ayaa waxaa laga soo dayrinayaa deegaanada Xeebaha gobolka Saaxil ee Somaliland oo dadkii ku noolaa ay xoolihii ka bexeen isal markaana ay u raaceen xannuuno dadka ku dhacay oo ah cudurada deg degga u fida ee la is qaadsiiyo.

Haddada balkan ka daawo warbixin deegaanada gobolka Saaxil laga soo diyaariyay iyo duruufaha nololeed ee dadka xeebaha gobolka Saaxil ay ku noolhiyhiin xilligan

 

 

Xogsoormedia.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Ofice