Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Masuuliyiin ka Socday Midawga Yurub oo Kulamo Gooni Gooni Ah...

Daawo Masuuliyiin ka Socday Midawga Yurub oo Kulamo Gooni Gooni Ah La Yeeshay Madaxda Labada Xisbi Mucaarid iyo Cabdiqadir Jirde iyo Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay

0
467

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxda labada Xisbi Mucaarid ee WADDANI iyo UCID,ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo gooni gooni ah oo labada Xisbi Mucaarid ay la yeesheen Wefti ka socda Midawga Yurub.

Haddaba halkan ka daawo