Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Haween Ku Dhawaaqay Olole ka Dhan Ah Qabyaaladda oo Wacyigalin...

Daawo Haween Ku Dhawaaqay Olole ka Dhan Ah Qabyaaladda oo Wacyigalin ka Bilaabay Borama

0
411

Borama(Xogsoormedia.com):- Qaar ka mid ah haweenka Gobolka Awdal gaar  ahaan magaalada Borame,ayaa ku dhawaaqay olole ka dhan ah qabyaaladda isla markaana ka bilaabay gudaha magaalada Borama Olele ka dhan ah qabyaaladda.

Haddaba halkan ka daawo.