Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Suxufiyiin Ajaanib Ah Oo Warbixin Ka Diyaariyey Xaaladda Abaareed Ee Ka...

Daawo Suxufiyiin Ajaanib Ah Oo Warbixin Ka Diyaariyey Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Buuhoodle

0
526

Buuhoodle(Xogsoormedia.com):- Suxufiyiin ajaanib ah oo socdaal ku tegay magaalada Buuhoodle,ayaa warbixn ka diyaariyay xaaladda abaarta ku habsatay iyo saamaynta ay ku yeelatay nolosha dadka deegaanka Buuhoodle oo ay inta badan xoolihii ay ka bexeen.

Haddaba halkan ka daawo.