Friday, July 10, 2026
Home Fanka iyo Suugaanta Ergadii Furqaan Qasiido Nabi Ammaan ah

Ergadii Furqaan Qasiido Nabi Ammaan ah

0
1450

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qasiido Nabi ammaan ah oo ay ku luuqaynayaan kooxdii Iftin waana erayadii abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.

Waxaanu Qasiidadan idiinku soo xulnay iyadoo ka hadlaysa taariikhda Rasuulkeenna Suubban(scw).

Haddaba dhegaysi wanaagsan