Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Saraakiisha Ciidamada Qaranka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladda Nabadgelo ee...

Saraakiisha Ciidamada Qaranka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladda Nabadgelo ee Degmada Ceel-afwayn

0
469

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com):- Saraakiisha Ciidanka Qaranka ee Gobolka Sanaag ayaa ka war bixiyay xaaladda Banad gelyo ee  degmada Ceel-afwayn xilligan halkaasoo ay hore ugu dirireen laba beelood oo walaalo ah oo wada dega.

Haddaba halkan ka daawo madaxda Cidanka qaranka Sanaag.