Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Muqaal:Sababaha Jannada Lagu Galo Iyo Jannada Maxaa Yaala Sheekh Dirir

Daawo Muqaal:Sababaha Jannada Lagu Galo Iyo Jannada Maxaa Yaala Sheekh Dirir

0
556

Hargeysa(Xogsoormedia.com): Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro qiimo badan oo ka hadlaysa Sababaha Jannada Lagu galo iyo waxyaabaha Jannada dhexyaalla ee laga helo.

Waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ALLE ha ka abaaliyo oo miisaankiisa xasanaadka ha ugu daro innagana ha inaga dhigo kuwo ku waano qaata oo ay anfacdo oo ALLE jannooyinkiisa ku abaalmariyo e