Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Digniin u Diray 3 Xisbi Qaran iyo Bulshada...

Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Digniin u Diray 3 Xisbi Qaran iyo Bulshada Togdheer iyo Maroodijeex

0
444

Hargeyasa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame,ayaa digniin u diray  sadexda Xisbi Qaran isla markaana faray in ay u hoggaansamaan shuruucda gudiga Doorashooyinka.

Waxaanu uga digay in ay kaambayn u isticmaalaan qaadashada kaadhka codbixiyeyaasha oo ka bilaabmaysa gobolada Togdheer iyo Maroodijeex.

Haddaba halkan ka daawo