Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo ka Hadlay Guddoomiye Xaafadeed Hore oo Loo...

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo ka Hadlay Guddoomiye Xaafadeed Hore oo Loo Xidhay Khiyaamo uu Dad Badan Ku Dhacay

0
477

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Maxamuud Jibriil Gaaxnuug(Buraale),ayaa ka hadlay nin hore guddoomiye uga ahaan jiray xaafadda naasahablood ee magaalada Hargeysa oo ay deggan yihiin dad barakacayaal ah oo danyar ah oo dadka xaafadaas lacago badan oo uu siyaabo kala duwan  oo khiyaamo ah  kaga dhacay in ay ciidanka boolisku gacanta ku soo dhigeen isla markaana uu xidhan yahay.

Hadda Warka Guddoomiye Buraale oo dhammaystiran halkan ka daawo.